Saturday, April 19th, 2014

Copenhagen: Daawo/ Sheekh C/raxmaan Abyad Oo Shacabka Soomaaliyeed Iyo Soomaalida Copenhagen Ugu Baaqay In Ay Walaalahood U Gargaaraan!

Published on November 17, 2013 by   ·   No Comments Number of View: 194

Copenhagen:- Sheekh C/raxmaan Abyad oo kamid Culimada Somaliyeed ee ku suggan dalka Holland ayaa ogu baaqay Umadda somaliyeed in ay Gargaar la gaaran dadka ay Saameeyeen Musiibada Rabaaniga ah ee ku dhufatay Gobolada dhaca xeebta bari ee maamulka puntland.

sheekha  ayaa Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gargaarka loo fidinayo Shacabka  deegaanada Puntland ee Musiibadu kudhacday.

 

Sheekha oo la hadlayay Somalida reer holland ayaa baaq rasmi ah u jeediyay asagoo ka cadsaday in maalinka Jimcaha ah ay ku soo talagalaan wixii ay ku Taagyeeri lahaayeen dadka ay saameeysay Duufaanta.

Dadaalka loogu jiro sidii loogu gurman lahaa dadka ay Saameeysay musiibada ayaa ka soconaya dal iyo dibadba waxaana soo xoogeysanaya sida guud ahaan Ummada somaliyeed ay ogu heelantahay sidii loo gargaari lahaa dadka ay ku dhacday musiibada.

 HALKAN KA DAAWO

Readers Comments (0)



XAYEYSIISYO



WARARKII HORE

kismaayo

Faah Faahino kasoo baxaya qaabka loo dilay iyo Cida Dishay Taliyihii Nabad Sugida Maamulka KMG ee Jubba

February 19, 2014
Taliyaha iyo ilaalo la socotay ayaa la sheegay in kooxo hubeesan oo Al-Shabaab katirsan in jidka u galeen ...
inter

Goobaha Internet Caffe-yadda Muqdisho oo ka macaashay amarkii Al-Shabaab kusoo rogeen Shirkadaha Isgaarsiinta

February 9, 2014
Goobaha internet Caffe-yadda kuyaala Magaalada Muqdisho ayaa ka macaashay amarkii Xarakada Al-Shabaab ku joojiyeen Adeegyadii Internetka ay bixin ...
abdi weli

Ra’izul Wasaaraha Somalia oo Bogiisa Twitterka soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo Duqeyntii lagu dilay Axmad Cabdiqadir Amu

January 27, 2014
Ra'izul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed ayaa Barta uu ku leeyahay Twitterka waxa uu soo dhigay qoraal ...
mq

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xukuumadda cusub (SAWIRO)

January 21, 2014
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay dhawaan ...
Xukun_maxkamadeed_1

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta xukuno kala duwan ridday

January 19, 2014
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta ku ridday xukunno kala duwan eedeysanayaal loo haystay dambiyo kala duwan; kuwaasoo saddex ...

Saxaafiyad Reer Hargeysa ah oo Muqdisho lagu faraxumeeyay -Universal Tv

January 19, 2014
Ila wareedyo muhiima ayaa xaqiijiyay in Saxaafiyada Sagal Mustafa laga kaxeeystay ilinka hore ee Xarunta Universal Tv Muqdisho. Gabadha ...
safiir

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska

January 16, 2014
Waxaa  maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska Remi Marechaux, kaasoo ah Safiirka rasmiga ee u fadhin doona ...
nayjeeri

Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo Muqdisho gaaray[Sawirro]

January 7, 2014
Magaalada caasumada ah ee Muqdisho waxaa gaaray ciidamo booliska ah oo ka socda dowladda  Nigeria,waxaana ciidamada badali doonan ...
geeri

Taariikh-yahankii weynaa Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Jabuuti ku geeriyoodey

January 6, 2014
Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyoodey dalka Jabuuti Qoraa, taariikh-yahan iyo Suugaan ururiye aw-Jaamac Cumar Ciise. ...
NIMCAAN

DAAWO Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Soo Saaray Hees Cusub oo Ay Jilayso Gabar Labis.

January 5, 2014
DAAWO Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Soo Saaray Hees Cusub oo Ay Jilayso Gabar Labis.  HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

.